Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Xisbiga UCID waa kaftan , waayo faysal iyo jamaalba marka la maqlo iyaga oo leh musharax madaxweyne ayaanu nahay waa la qoslaa! bycali xaamud


(Hadhwanaagnews) Sunday, August 19, 2012
dad badan ayaa dhoola cadeeya , markay maqalaan Ina cali waraabe oo siyaasada ka hadalaya , iyo Jamaal cali Xuseen oo hees

dad badan ayaa dhoola cadeeya  , markay maqalaan Ina cali waraabe oo siyaasada ka hadalaya , iyo Jamaal cali Xuseen oo hees ku jawaabaya  , haddaba dhawaan waxay xisbigaasi bilabeen ololohoodii mustaqbalka waayo UCID marwalba waa mustaqbal aan la gaadheyn .waanaynu oganahay inaanay doonayn inay madax dalka ka noqdaan ee midna waxa u rabaa inuu  waftiyda raaco midna inuu hobbalada ay is bartaan .

Xisbiga  , waddani , xaqsoor iyo Ummda ayaad arkaysaa in madax her qaran ah oo macquuli ay hogaaminayso oo aan qosol ku jab ahayni

, baladigu  isu eega ragan keebaad dalka iyo dadka ku amani lahayd

Looma baahna sheeko kartoon ku dhisan khiyaali iyo madaxweynaha mustaqbalka iyo ka FUTURKA toona ee waxaa loo baahan yahay hogaan dhab ah oo  wax inoo qabta kadib marka dawldeena madaxweyne SIIRAANyo uu xilka ka dago saddex sano kadib

Haddaba xisbigan ama kaftankan UCID waxaa fiican inay ummada hoosaasiga kala hoos baxaan oo dadka ay meesha u baneeyaan si xisbiydda dhabta hai ay u tartamaan kaftankuna waa halkiisii iyo goobaha haasawaha .

cali xaamud
 

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.