Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Qurbomeer Rashiid AwNur Hirsi oo sheegay in ciidaan u jooga Awdal by Mohamed Ahmed Abdi


(Hadhwanaagnews) Sunday, August 19, 2012
Horjoogaha kooxda dibadwareega ah ee Qurbomeer State, Qurbomeer Rashid AwNur Hirsi iyo gacanyarahiisa sakhraan Saleebaan Cabdi Dugsiye

Horjoogaha kooxda dibadwareega ah ee Qurbomeer State, Qurbomeer Rashid AwNur Hirsi iyo gacanyarahiisa sakhraan Saleebaan Cabdi Dugsiye ayaad moodaa in maalin walba beenta iyo khayaaligu la sii foogaanayso. Qurbomeer Rashiid oo ah nin ka xamaasha Ottawa oo ah dadka

jaraa´idada xamaala marka la daabaco ayaa sheegta inuu yahay garyaqaan. Marna waxaa uu sheegtaaba inuu doctor yahay isagoo daba raacayaa

dhaqanqa ka  caanka ah Muqdishu oo ah in biyoolihu sheegto pilot. Waligii nin uu difaacay Qurbomeer

Rashiid ama uu daweeye lama sheegin shaahida iskaba daaye.

Sakhraan Saleebaan isagu maalintiiba dhowr sacadood ayuu saxiiba uu yahay intakalena daruuraha ayuu dhex mushaaxayaa.

Hadaba waxay maanta sakhraa saleebaan balwadu  tustay inay Qurbomeer State ay kumaan kun oo ciidan hubaysan ay diyaar ugu yihiin buuraha Somaliland. Asagoo sakhrad cirkaa maraaya oo ay kaadi ka urayso ayuu sakhraan saleebaan maalin dhow isagoo oo jooga Ottawa u ku hanjabay in haddii cidanka Somaliland labo cisho oo Awdal ka ga bixi waayo in kumaan ciidaan oo hubaysan ay buuraha Awdal ka soo degi doonaan oo ay dhulkooda xorayn doonaan waa sida hadal uu u dhigeye

Waxaan si naxariis leh uga codsanayaa Qurbomeer Rahshiid iyo sakhraan Saleebaan in ay si dhakhso leh ay u joojiyaan ololahan ay magaca Awdal

ay ku bahdilayaan. Nin bakhaar ka xamaasha Awdal magaceeda kuma hadli karaaya o. Nin afar iyo labaatan saacadood sakhraansanna magaca Awdal kuma hadli karaayo.  Maalinba maalinta ka danbeysa, beentan iyo khayaaligan ceeb ayuu u soo jiidanayaa Awdal. Ha laga waantoobo

Mohamed Ahmed Abdi

 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.