Caqli( London ).
TACSI
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Allah ha u naxariistee waxa manta o ah week barakbadan magalaad Washington, DC ku geeriyootay Xaajia Mako Xaaji Cawad Cabdalle oo ahayd qof qiimo iyo qaaya leh. Anigo ah Maxamuud Abdi Mohamed (Kabatole) iyo dhamaan reer Xaaji abdi meel anu jooganba waxanu tacsi gadhsiinayna Hashi Ismail, Qaaniya Ismail, Abdisalan Ismail, caruurteeda intooda kale, reer Xaaji cawad, reer xaaji ducale, iyo dhammaan qoyskii, qaraabadii, axsaabtii, eheladii iyo intii taqaanaybay Illahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo; marxuumda habaryartan Illaahay janaatul firdows haka waraabiyo.
Mohamod Abdi Mohamed iyo xaaskisa
Mohamed Abdi Mohamed iyo xaaskisa
Ahmed Abdi Mohamed iyo xaaskisa
Roda abdi Mohamed iyo caruurteeda
Yasin Abdi Mohamed iyo xaaskisa
Faisa Abdi Mohamed iyo caruurteeda
TACSI KU SOCOTA GUDOMIYAHA JAALIYADA SOMAILLAND EE NORTH AMERICA ENG XAASHI ISMAIL OO HOOYADII KU GEERIYOOTAY WASHINGTOWN By Afgaab Guuleed
Anigoo ku hadlaya magcayga iyo ka dhamaan jaaliyada Reer Burco iyo Togdheer ee ku dhaqan dalka Marekanka Waxan tacsi Tiiraanyo leh u Diraya Gudoomiyaha Jaaliyada SOmaliland Ee Waqooyiga America Eng Xaashi Ismail Aadan Weyne Oo Hooyadii Marxuumad Mako X Cawil Cabdale ku Geeriyootay Magaalada Washingtown Habeenkii xalay ahayd ee ay 30-ka ahayd Bisha barakaysan ee Ramadaan, Waxaan Marxuumada illaahay Uga Baryayaa inuu Naxariistii Jano ka waraabiyo Intii ayka tagtayna Samir iyo iimaan Amiin Amiin Amiin
QAAR KAMIDA XUBNAHA TACSIDA DIRAAYA
Maxamed Saleban X Faarax "Gacmadheere"
Cismaan Maxamud X Cabdi
Jaamac C/laahi Baashe
Siciid Ducaale Ahmed
Saxardiid Maxamed Shaacir
Weriye Siciid Jamaal X Cali
Hussein Guuleed Howle
Xuseen Cali Yuusuf " Cagjar"
Maxamed Farah Cumar
C/rashiid Jaamac Rooble
Mustafe Cabdi Ismacil
Cabdiqani Xaaji Ahmed " Aktoobar"
Gaadh C/laahi Yuusuf
Hussein Guuleed
Chicago IL
Tacsi
Inaalilaahi Wa inaa Ileyhi Rajucuun.
Anagoo ah dhamaan ilama Abdi Biirshe iyo caruurahoogaba waxaanu tacsi u diraynaa anagoo ka tiiraanyeeysan geerida ku timid Ismacil C/laahi Coomay oo maanta oo 08/18/12 ku geeriyooday magalada hargeisa ee Somaliland.
Hooyo Hawa Hassan Farah
Mohamed abdi biirshe iyo caruurtiisa iyo xaaskiiba
Ahmed abdi biirshe iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Mohamud abdi biirshe iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Mustafe abdi biirshe iyo inankiisa
Siciid abdi biirshe iyo xaaskiisa iyo caruuurtiisa
Nimco abdi biirshe iyo odaygeeda iyo caruurteeda
Mukhtar abdi biirshe iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Idiris abdi biirshe iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
Hussien osman musse
Ruqiya abdi biirshe iyo odeygeeda iyo caruurteeda
dhamaantood waxaay leeyihiin inaalilaah wa inaa ileyhi raajucuun geeridu waa xaq se waxaanu ka tiiraanyeeysanahay geeridaa naxdinta laheyd ee ku timid aabo Ismaciil C/laahi Coomay oo maanta lagu aasay magaalada hargeisa waxaanu ilahay uga baryeynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaan ehel iyo qarabadiisa samir iyo iimaan ka siiyo aamiin yaa rabi.
TACSI alaa yarxamuh hooyaday mako xaaji cawad oo maraykanka ku geeriyootay
Waxaan tacsi u dirayaa ehelkii iyo qaraabadii ay ka tagtay hooyaday mako xaaji cawad alaa yarxamuh
oo dhawaan ku geerioyootay cariga maraykanka
waxaan dhamaan ka tacsiyadanaya caruurteeda
1, khadra ismaaciil aadan
2, xaashi ismaaciil aadan
3, qaaniya ismaaciil aadan
4.nimco ismaaciil aadan
,5. cabdisalaan ismaaciil aadan
6. cabdirisaaq ismaaciil aadan
samir iyo iimaan ilaahay ha idinka siiyo marxuumadana ilaahay haka yeelo inta janada
ku liibaanta waa bil ramadaane ilaahay waxaan ka baryay inay ahaato ehelu janaha
hooyaday mako xaaji cawad oo ah dadkii aanu ahayn ilaa waligayo jaar wanagasan
waxay ku geeriyootay dalka maraykanka
waxaan xasuustaa hooyaday mako xaaji cawad heestay anoo yar igu amaani jirtay
[siciisood fariidoow fanaanoow kii calanka la saaroo] alaa yarxamuh hooyaday
waa qof aan ilaabi karin aad iigu dheerayd geerideetuna si gaara ii tabatay
inaalilaahu wa inaa ilayhi raajicuun ilaahoow inta aakhira liibaantay ka yeel
ee janadaada hadhsata amiiiin amiiiin amiiiin amiiiin
siciid cabdi dheen
dheen2011@hotmail.co.uk