Hambalyo Ciidda Barakaysa ayaan u dirayaa Ummadda JSL Dowladda iyo Shicibkaba Meelkasta o ay kala joogaaniyo Muslimiinta o dhan .
Raali gelin Maqaal an qoray dhawaan o Dad baddan Kaga Cadhaysiiyay ,Markii Emailkayga Cay la iiga soo buuxshay Aniga o Dowladda Waxqabadka ku Guubaabiya had iyo jeer o idhaahd Dhulka Baahidu ka jirt iyo Dadka Baahidu daashatay ee aan qaarkood Dowlad wax u qabataba aragna Indhiina Cagtiina u soo arka ,Golayaasha iyo Wasiirada naaxnaaxay u kala dira ,Qabyaaladana wan necebahay in aan khayba ka dhalan ayan aqaan ,Kuwa Bulsha kala Beelaynaya ayan necebay ,Qarran bayn ku doodaynaa o Ictiraafbaynu doonaynanaa ,Qabiil haddi dib loogu noqdo wa Raadkeenii oo aynu