anigu waxaan ahay akhriste u dhashay dalka jamhuuriyada somaliland waxaanan in dhawaydba la socdan wadahadaladii somaliland iyo somalia kadib in dadka reer koonfuri u dhaqmayaan si aan sharciga caalamka waafaqsanayn.
anigu waxaan jeclaan lahaa inaan fikir cusub kusoo kordhiyo dowladeena somaliland waxaanan jeclahay inaan fikirkayga la wadaago umadayda somaliland.
waxaan maqlaayay dad badan oo ka warwarsan in ay somaliland qaranimadeedii la gashay rajo xumo. ayakoo dood ka dhigaya in ay dowladu aanay la tashan bulshada.
hadaba intan oo dhan ka kaalaya. anigu waxaan halkan ku hayaa solution aad uga nixinaya dadkaasi ina sheegta ee reer koonfur oo aan weligoodba waxba garawsan.
kolkaa waxaan kula talin lahaa dowlada jamhuuriyada somaliland in ay qorshahan aan soo wado miiska ay u saarto somalia wadahadalada