Xoogsatadii qaranka ee dawladii Siyaad Barre, hadday diifi ku taalana, ma Bah-dila. Tan Axmed Maxamud Silaanyan Ilaahay baa innaga og, caynka ay noqon doonaan. Waxaa kale oo og oo sii odorasaya Ishii beelo taqaana ee habari u bildhaanto, Qarannews, Harrowonline iyo halbeegnews. Xoogsatadii Dahir Riyaale Kaahin way duleysan tahay; carsaanyada sideedii gees walba u carare, "Waxse aad uga liita; Ilaahbaa i dili doonee Kuwa buuraha aadey- Ergo" ee Riyaale Jagooyin ka quudaraynaaya.
Haamud Duale
huluuq@hotmail.com