Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Weftigii Uu Hogaaminayey Murrashaxa Madaxweynanimada UCID-da Cusub Oo Boqolaal Dadweyna Iyo Gaadiid Tiro Baddan Si Meeqaam Sare Ah Ugu Soo Dhaweeyeen Duleedka Sheekh DAAWO SAWIRADAN:


(Hadhwanaagnews) Tuesday, August 28, 2012
Sheekh(HWN):- Weftigii uu hogaaminayey Murrashaxa jagada Madaxweynanimada UCID-da cusub (New UCID) Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta duleedka Degmada Sheekh boqolaal ka tirsan taageerayaasha UCID-da cusub oo luxayey caleemo qoyan, Gaadiid tiro

Sheekh(HWN):- Weftigii uu hogaaminayey Murrashaxa jagada Madaxweynanimada  UCID-da cusub (New UCID) Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa maanta duleedka Degmada Sheekh boqolaal ka tirsan taageerayaasha UCID-da cusub oo luxayey caleemo qoyan, Gaadiid tiro  si diiran ugu soo  ugu soo dhaweeyeen, isla markaana u soo galbiyey xarunta Xisbiga ee degmada Sheekh ee Gobolka Saaxil.

Weftigan miisaanka culus ee uu hogaaminayey Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa ka mid ahaa

Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga UCID Rooda Axmed Yaasin, Qaar ka mid ah Murashixiinta UCID-da cusub uga qeybgalaya tartanka doorashada Golayaasha deegaanka ee dhawaan dalka ka dhici doonta, haween, dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Daawada Soo Dhaweynta Murashaxa Jagada madaxweynanimada ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen 

 
 
Mustafa Janaale
Sheekh, Somaliland
Hadhwanaagnews

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.