Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyey Ajandaha Kal-Fadhiga 19-aad Ee Golahaas.


(Hadhwanaagnews) Saturday, September 01, 2012
Hargeysa(HWN):-golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta cod ku meel mariyey ajandahaka fadhiga 19aad ee golaha wakiilada.

Hargeysa(HWN):-golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta cod ku meel mariyey ajandahaka fadhiga 19aad ee golaha wakiilada.

Fadhiga maanta ee golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiye ku xigeeenka koowaad ee golaha wakiilada M.Baashe Maxamed Faarax ayaa waxay mudanayaashu cod ku meel mariyeen ajandaha kal fadhiga 19aad ee golaha wakiilada kaas oo ka kooban koobyo toban qodob.

Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee maanta ka soo xaadiray fadhiga golaha wakiilada oo dhamaan 43 mudane oo ka mida 82-ka mudane ee uu

golahaasi ka kooban yahay ayaa waxa ogolaaday  ansixinta ajandaha  kal fadiga 19aad ee golaha wakiilada 30mudane,waxa diiday 8mudane waxaana ka amausay 4 mudane gudoomiyuhuna muu codayn,waxaana sidaa ku ansaxay ajandaha kalfadhiga 19aad ee golaha wakiilada Somaliland .

Mudanayaasha golaha wakiilada ayaa waxay ajandaha kalfadhiga ka saareen xeerka kootada u ogolaanaya  dumarka iyo dadka laga tirada badan yahay kuwaas oo dib u celiyey.

 

Cabdirisaaq Good Nuur

Hadhwanaagnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland

Goud423@gmail.com’

 
 
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.