uu wasirku xilka uu hayey xukuumadani inata ay jirtay waxaanu qabtay waxyaabo badan oo la taaban karoo amaba hirgalayaba sida magalada hargeisa oo biyihii uu ka haqabtiray hargeisa oo aad arki jirtay biyaha marwalba bulshadu ka mudahaaradi jirtay taas oo wali dhici intii xukuumadani cusubi ina ay xilka haysay inaan bulshad reer soomaliland gabi ahaanba biyo la aan ka cabanin madaama waxa haba halkaan ka arkaynaa inuu horumar balaadhan gaadhsiiyey xaga hirgalinta biyaha oo aha nolasha aadmigu ku noolyahay sidoo kalana wasiirku wax qabad ka qabtay wasaarada oo iyada laftigeeda isbadal wanaagsan ka muuqdo iyo qaab maamul oo wanaagsan gobalada soomalinand gabi ahaan oo wax ka qabtay oo ceelal uu u qoday biyood sida laascaanood oo ay haysan jirtay biyo la aan oo iminka heshay biyo ku filan taasna waa horumarka uu keenay wasirku wasaradiisa am ba bulshadu ku aamto wasarada macdanata biyaha dhanka kale waxay wasaradu taba gallay ama hirgalisay ka shaqaynta macnaha taas umdo aya baadhayeen ceelal shidaal aha waxna la hellay waxna la baadhayo ilahay waxaan uga baryeynaa in lagu guulaysto shiidaalkaa waayo waxaa shaqo heli lahaa intaas oo dhalanyaraa oo bilaa camala wakhtigan amba ladka soo baxya school lada iyo jaamacdahaba runtii wasirku waa aqoon ayuu u leeyahay wasrada loo dhiibay waana nin xilkiisa hantay waxaan baryahaba maqlaayey qolyo saxada ka hadlayaa oo wakaalado bareefada ka samaystay mgalada burco waxaan leeyahay ku waana wakalada biyaha ee burco waa in ay qaadi kartaa in ay gaadhsiiso biyaha magalada oo dhan biyah way gaadhsiin kartaa marka horee meelaha aanay bihu gaadhan ee aya ka shaqyso wakaladaa bareefada ahi waa in biyaha dawlada la gaadhsiiyaa si aan bulshada halkaa dagan biyo la aan aanay ugu dhicin wasaradu waa ina y ku tacbtaa markaa la galiyo biytaha ee la geeyo cidna ma diidi karto biyaha dawlada saas ayey kula wareegi kartaa runtii fakarkaga anoo dhiibanaya qoyhan bareefadkaana waxaan leeyaha waa inaaad u hogaanstaan xukuumada maadama oo sharcigu dhigaayo inaan aanay jirin wax wakaalada gobalada soomaliland oo bareefada idinka oo tixgalinyaa dawlada hadaad sharci oglaasho ka haystaana waa in dawladuna la xalisaa oo wasiirku la eegaa wax ay bulshadaasi tabanyaa idinkuna waa tixgalisaan wasaarada oo wax is la eegatan oo saxaafada iyo cayda joojisaan ay bahasha xumaynin waayo waxaan arkaayey odyaal waawayn oo hadlaya oo waxyaabo badan oo la ayaaban ku hadlay ku waasina wa in wasirka raali galiyaan waayo qaar ayaa qoray waa in xilka laga qaadaa waa wasirka reer ma keenin meesha kuu ka soo jeedana dhaho xukuumad ayaa keentay xilkuna waa meerto madaxwaynuhu isgaa ayaa qaadi kara marka uu qoonsado amba uu maamulkiisa waxba ka garan waayo waxaan idiin sheegayaa waxyabahaasu waa amar aad xataa madax waynaha ku amaraysaan taasna isna bulshada idin maqlaysa iyo idinkaba iidima fiicna markaa hadaladaa la laga fiirsado deelqaafka ahdee
Dhaaman waa salamaya umad reer soomalilan meelkastoo aya joogba sckm ayaan leeyaha
Awil-55@hotmali.com
Tell 4310819
CONTACT CAWIL AHMED KABADHERE.
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga