Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


UCID-da Cusub Oo Guddoomiye U Magacaabay Gobolka Maroodi-jeex


(Hadhwanaagnews) Saturday, September 08, 2012
Hargeysa (HWN)- Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe,ayaa maanta Cabdiraxmaan Aadan Sh Maxamuud Sh Haaruun u magacaabay inuu ahaado Guddoomiyaha cusub ee xisbiga UCID ee gobolka Maroodi-jeex.

Hargeysa (HWN)- Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta Cabdiraxmaan Aadan Sh Maxamuud Sh Haaruun u magacaabay inuu ahaado Guddoomiyaha cusub ee xisbiga UCID ee gobolka Maroodi-jeex.

Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray Guddoomiyaha UCID, kaasi oo u dhignaa sidan:-

?Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, waxa uu u magacaabay maanta oo ay Taariikhdu tahay 08/09/2012 in uu noqdo Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Mudane Cabdiraxmaan Aadan Sh Maxamuud Sh Haaruun, si loo derder geliyo hawlaha Xisbiga ee Gobolka maadaama ay nagu soo fool leeyihiin doorashooyinkii

Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa.

Sidaa awgeed dhamaan waxa lala socodsiinayaa Garabada Dhalinyarada, Haweenka, Heer Qaran, Heer Gobol iyo Degmo-ba in ay u fududeeyaan hawlihiisa shaqo, si uu Xil-gudashadiisa maamul u hanto.?

Mustafe-Jannaale

Hadhwanaagnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland

Email: Janaale94@gmail.com

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.