Waxaa labadii maalin oo lasoo dhaafey ayaa musharaxiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha soomaaliya oo gaareysa 25 xubnood waxa ay hor tageen xubnaha golaha baarlamaanka ee soomaaliya ,kuwaasoo u jeediyey qodbooyinkii ku aadanaa waxqabadkooda hadii loo doorto madaxweynaha DFS.
Halkan waxaan idiinkusoo gudbinaynaa falanqayn aan ku samayn doono 25-kii musharaxa madaxweynaha ahaa qiodbooyinkoodii kuwii ugu cadcadaa ama ugu mahiimsanaa waxaana aragtidooda ka dhiiban doona shacabka soomaaliyeed.
Waxaana idiinsoo diyaariyey telefishinka caalamigaa ee HCTV studio-giisa ku yaala magaalada London,waana labadii beri ee lasoo dhaafey falanqayntii musharaxiinta iyo aragtida dadweynaha daawasho wanaagsan.
P1------
size=4>http://youtu.be/ps55FIZAFSA