Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


FAALLO: Codkarka Hadhwanaag + Caawimada Dadwayna + Cadawnimada Xukuumada‏


(Hadhwanaagnews) Tuesday, September 11, 2012
Sida aad horeba ugu aragteen warxbixintii uu ka diyaariyay ILMA YUUSUF JAAMAC Weriye C/salaan-Abuhurayra oo ka tirsan shabakada Caalamigaha ah ee HADHWANAAGNEWS.COM ayaa waxaa ka muuqata xaalad daran oo caafimaad

Sida aad horeba ugu aragteen warxbixintii uu ka diyaariyay ILMA YUUSUF JAAMAC Weriye C/salaan-Abuhurayra oo ka tirsan shabakada Caalamigaha ah ee HADHWANAAGNEWS.COM
normal; COLOR: rgb(42,42,42); WORD-SPACING: 0px; -webkit-text-size-adjust: auto; -webkit-text-stroke-width: 0px"> ayaa waxaa ka muuqata xaalad daran oo caafimaad darro ah, waxaana labadii jimce ee la soo dhaafay uu iimamka masaajidka Cali mataan si faah fahsan uga hadlay xaaladooda caafimaad darro isagoo sidoo kalena duco iyo mahadnaqba u soo jeediyay Bahda shabakada hadhwanaagnews.com oo uu ugu horeeyo Tafatiraha guud ee shabakada Mudane Axmed naasir iyo Abu hurayra oo si hawl karnimo iyo dedaal badan uga shaqeeyay inay u soo ban dhigaan mujtamaca ku hadla afka Somaliga 

HadabaYaa u maqan ILMA JAMAC?
yaa ka masuul ah ILMA JAMAC ?
yuuse waajibka kowaad ka saaran yahay inay wax uqabato?
yaase hada ka hor balan qaaday inuu umada wax u qabanayo?
maxaase ka hor taagan xukuumada inay dadkii ay ku noolayd dibu egi waydo?

waxaa aad nasiib darro wayn u ah iyadoo ay xukuumada somaliland aanay ilaa iyo hada wax la taaban karo u qaban muwadiniintii wadanka qoys ka mida iyadoo maalin walba ay dadka soomaalida ah ee ku nool daafaha dunida iyo wadanka gudihiisuba ay qaadhaan u soo ururinayaan iyadoo uu Eebe wayne ku imtixaamayo maanta cida wadanka ka masuulka ahi go?aanka ay ka qaataan maadaama oo loo doortay inay hogaamiyaan Eebe waynena kala xisaabtami doono 


waxaa wax aad looga xumaado ah in dhamaan Xukuumada Xisbiyada, iyo ururadu aan ilaa iyo hada la arkaynin mid dan kale Qoyskan, waxaana ay taasi ka turjumaysaa inaanay  dan ka lahayn tabaalaha iyo dhibta xanuunka daran ee haysata qoyskan danyarta ah ee reer Somaliland iyadoo xukuumada, Xisbiyad iyo Ururada Siyaasaduba waqtigan ku mashquulsan doorashooyinka golaha degaanka iyo musharixiintooda iyagoo dantooda oo keliya ka eegaya 

Tolow Shacabku ma dooran dooonaan nin aan  dan ka lahayn  maalintay ugu daran yihiin?


Si kastaba ha ahaatee shacabka Somaliland oo u soo dhabar adaygay waqti badan dhiibaatooyinkii 30 jirsaday lana soo daala dhacay dhismaha qaranimada Somaliland ayaa haatan isha ku haya sida ay xukuumada Madaxwayne Siilaanyo Xisbiyada, Ururada, Hay?adaha iyo shirkadahu sida ka yeeli doonto xaalada ay reerkan danyarta ahi kusugan yihiin 

Wariye Farxaan M. Xidig
Tell: 4200447
Email: 
erigavo.som@gmail.com
Hargaysa Somaliland 

HALKAN GUJI SI AAD U FIIRISID XAALADDA DADKAASI


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.