Taageerayaasha xisbiga new UCID ee UK Bristol ayaa waxay isuku yimaadeen shir baaladhan markay taariikdu ahayd 09/09/2012 iyadoo halkaasi lagasoo jeediyey qudbado kala duwan islamarkaasi goobtaasi waxa lagu doortay Madaxdii xisbiga New UCID ee BRISTOL UK oo loo magacaabay raga magacyadoodu xaga hoose ku xusan yihiin, kuwaasi oo loo gartay in ay yihiin raga wadi kara xisbiga xaruntiisa BRISTOL UK, waana sidatan magacyada masuuliyiinta xilka loo magacaabay waa ku wan hoos ku qoran.
1-
1 CABDULAHI AXMED MAHABE (Guddoomiye)
2- 2 FU?AAD WALI RAABI (Guddoomiye-ku-xigeen)
3- 3 CABDULQAADIR MOHAMED CABDILAHI (Xoghayaha)