Londn-(HWN)- inkastoo Rooney ay saaxiibo yihiin Cristiano Ronaldo hadana laacibkan wuxuu shabakada Facebook ku shaaciyay in Messi uu in badan ka wanaagsan yahay Ronaldo,
Rooney ayaa in badan arintan ka gaab saday balse maalintii shalay ahayd ayuu kajawaabay su?aalo ay soo weydiiyeen asxaabta uu ku leeyahay shabakadan baaxadaweyn wuxuuns yiri .
?Sida Messi uu goolasha u dhaliyo iyo dabcan qaab ciyaareedkiisa waa wax aan la gaari karin sidaa darteed aniga shaki iigama jiroin Messi uu wax badan ka wanaagsan Cristiano Ronaldo?
0in 0in 10pt" class=MsoNormal>Rooney iyo Cristiano Ronaldo waa labo saaxiibo oo naadiga Man United isla joogi jiray balse maanta saaxiibkiis ayuu ka hiiliyay mar la weydiiyay xidigan u dhashay dalka England in saaxiibkiis Ronaldo uu ka xumaan doono wuxuu yiri
?aniga iyo Ronaldowaxaan nahay saaxiibo isku dhow balse runta ayaan ka hadlay mana ahan arin lagudoodi karo waayo Messi waa cayaaryahanka ugu wanaagsan caalamka?
Hadhwanaagnews Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Sportska Caalamka