Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aadrabto.
Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka midkoorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfacidoonta mustaqbakiisa.
Toosbaad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.
Waamacalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.
MacalinkastaGudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.
Heerkaqofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.
WaaMacalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.
Macalinkastawaxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, sibulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.
Qalabcasriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa.
Maadooyinka la dhigayo
1- BarashadaQur´aanka kariimka ah
2- Fiqi.
3- Caqiida.
4- Soomaali.
5- Fiqi. Siiradii Nabiga(SCW)
6- Axaadiis.
7- Luuqada Carabiga.
8-English.
KU DARSO SKYPE :- Macalinkhadar ama alfurqaan16
Haddii aad ubaahan tahayinaad nalasoo hadasho fadlan >nagalasoo xidhiidh:-
phone: 00 252 2 4161524 or 00252 2 814615
Email: sh.khadar55@hotmail.com
Fii ga ardayga
1
Halka Arday
5 Cisho
$30 (bishii)
2
Halka Arday
3Cisho
$25( bishii)
3
Halka Arday
2Cisho
$20( bishii)
Sidaa awgeeed ku soo dhawoow al furqaan wakhtikasta .