Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Maal Qabeenka Caanka ah Ee David Beckham oo Si Toos ah ula Wareegi Raba Milkiyada Naadiga Malaga Ee Ka Dhisan Dalka Spain


(Hadhwanaagnews) Wednesday, September 12, 2012
Malag-(HWN)- Halyeygii hore ee naadiyada Man United iyo Real Madrid ayaa doonayaa inuu la wareego milkiyada naadiga Malaga

Malag-(HWN)-
Halyeygii hore ee naadiyada Man United iyo Real Madrid ayaa doonayaa inuu la wareego milkiyada naadiga Malaga ee ka dhisan dalka Spain madaama kooxdan ay lasoo daristay dhaqaalo xumo baahsan waxayana haatan naadigaan taalaa suuqa sidaa darteed David ayaa diyaar u ah inuu sameeyo iskuday uu kula wareegayo naadigan si uu mustaqbalka Malaga u bad baadiyo,

Wargeyska Los Angelas Times ayaa shalay qorey in Beckham oo garab ka heysto Alexi Lalasoo isna doonaya inuu la wareego kooxdan Malaga ay ku wada heshiiyeen inay sitoos ah

u iibsadan naadigan oo ka mid ah kooxaha ugu wanaagsan La Ligaha sidoo kale milkiilaha kooxdan Sheikh Abdullah Al-Thani ayaa shaaca ka qaaday inuuwada hadal kula jiro David Bekhmab iyo shirkada uu leeyahay Lalas wuxuuna sheegay masuulkan ku fashilmay dhaqaalo ahaan inuu kooxda Malaga bad baadiyo inuu ka iibin doono labadan shaqsi madaama ay diyaar u yihiin bad baadinta naadiga Malaga,

Hadii uu heshiiskan hirgalo David Beckham wuxuu lahaan doonaa75% saamiga kooxda Malaga, David waa shaqsiga ugu caansan xirfadleyda kubada cagta sidoo kalen wuxuu sanad walbo xayeysiin ku helaa maalayiin lacag ah hadiiuu gatana naadiga Malaga wuuxu noqon doonaa milkiile nadi kubada cagta ciyaarto iska leh dabcan tani waxay noqon doontaa tilaabo cusub oo uu hore usii qaaday.

Shabakada Ciyaarahamaanta.com Kala Soco Saacad Walba War Cusub iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka   Hoyga Ciyaaraha Caalamka

Hadhwanaagnews Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Sportska Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudiyaheeda Magaalada Muqdisho.a


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.