Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Wiil12 Jir ah oo Noqday Qofkii ugu Yarada Dalka Ingiriiska ee Jaamacadda Wax kaDhigta


(Hadhwanaagnews) Wednesday, September 12, 2012
Mr.Xavier oo ka soo deejada deegaanka Sussex ee dalka Ingiriiska ayaa imtixaankiishahaadiga ahaa

Wiilyar oo 12 jir ah oo imtixaankii ugu dambeeyey ee dugsigiisa sare isagoo siddeedjir ah maadada xisaabta ku baasay derejada ugu sarraysa ee A-da ayaa noqdayqofkii ugu da?da yara dalka Ingiriiska ee Jaamacad wax ka dhigta.

Mr.Xavier Gordon-Brown ayaa aad uga yar da?da dalkaas dhallinyarada ugu fasaxoinay mareegta Facebook isticmalaan, balse waxa culuumta xisaabta ka bartaJaamac la yidhaa East Grinstead.

Wiilkanyar waxa uu waqtigiisa fasaxa ku lumiya sidii uu waxbarashada jaamacada uakhrisan lahaa, waxaannu sidoo kale dhigtaa afar luuqadood oo kala duwan,isagoo aad u jecel ciyaarista kubbadda cagta.

Mr.Xavier oo ka soo deejada deegaanka

Sussex ee dalka Ingiriiska ayaa imtixaankiishahaadiga ahaa ee dugsigiisa sare ku baxay derejooyinka ugu sarreeya, isaga oonoqday qofkii ugu da?da yara ee ku baasa derejada A.

Hooyadadhashay wiilkan yar ayaa guriga wax ugu dhigta, iyadoo ka kaabta culuumtaxisaabaadka kala duwan ee jaamacadda uu ku qaato.

?Runahaantii waxbarashada aad buu u jecel yahay wiilkaygu, waana qofka ugu sarreeyailaa hadda fasalkiisa, waana waxaan ka rajaynaayey.

Dadkucarruurta da?diisa ah aad bay u ilaaliyaan, balse isagay u wanaagsan tahay inuuka mid noqdo dadka ugu maskaxda badan,? ayey hooyada wiilkan yar dhashay oo layidhaa Erica.

Mr.Xavier oo hooyadii iyo aabbihii guriga kula nool, ayaa hooyadii saddex jeerbishiiba u raaca Jaamacadda East Grinstead si uu casharo uga soo qaato.

Wiilkanyar oo maskaxdiisa macallimiintu aad uga yaabeen ayaa sidoo kale walaalkii iyowalaashiisa ka weyn imtixaankii shaahadiga aha ee dugsigoodii sare kaga baxeendarajadiisa oo kale.

Ibrahim Khadar Siciid
Hadhwanaagnews/Office
Hargeysa/Somaliland

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.