Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Waxaa dhammaan la Ogysiinaaya Jaaliyadda Isaaqa Ethiopia ee Kililka 5aad, in ay ka soo qayb galaan shir muhiim ah oo lagaga hadlidoono danaha dadka Isaaqa ee Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia


(Hadhwanaagnews) Friday, September 14, 2012
OgysiisMuhiim Ah

OgysiisMuhiim Ah

Waxaa dhammaan la Ogysiinaaya Jaaliyadda Isaaqa Ethiopia ee Kililka 5aad, in ay ka soo qayb galaan shir muhiim ah oo lagaga hadlidoono danaha dadka Isaaqa ee Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia.  Waxaa sigaar ah loga hadli doonaa dhacdadii ugu dambeeysayee 10/9/2012 ay Ciiidamada loo yaqaano New Police ku kuxasuuqeen dad shacbi ah ooaan waxbagalabsan degaamo hoosyimaada Xarshin.

Cidamada New Police ku ma aha markii ugu horeeysay ee weerar qorshaysan o

oisir (genocide) xasuuqaah ay ku sooqadaan dadkaI saaqa ah ee dawlad Deegaanka Soomaalidda.Waxay ay ahWyd 16 March 2012 markii ay tulada Raqd aee hoostimaada deeganka Gaashamo ay ku xasuqeen dad rayid ah oo wax ay galabsadeen aysanjirin. Dagaaladan xidhiidhka ah ee ay New Police  oo huwan magac dawladda degaanka Soomalidda Ethiopia ayaa waxay argaxiyobarkacbaahsankaabuurtaydhamaandeegamaddadadkaIsaaqideganyihiineehoosyimaaddadawladdeegankaSoomalida Ethiopia.

Waxaa haddaba dhamaan jaaliyada Isaaq ee Ethiopia lagacodsanayaa in ay ka sooqayb galaan shirkanoo la idinkawaramidoono xasuuqa baahsan eeC idamadda New Police ay kuhayaan shacbiga Isaaq, gar ahaan xasuuqan ugu dambeeyey ee lagulaayey dad shacb iya oo aan waxba galbasen balse lagu laayey kaliya Isirka ay kasoojeedan.

Fadlandadkaaga u jiidhdamqoolalahaxasuuqalagulakacayeeisagujiradilka, Kufsigaiyodhaciyoboobkasi loo tirtirooosi mug lehugasooqaybgalshirkan

Shirkaaswaxauukadhacayaa:-

Selby Centre,

Selby Road

London

E17 8JL

Wakhtiga: 3 Galabnimoilaa 7 Fiidnimo (fadlanwakhtigailaaliya)

WixiiFaahfaahin ah kalasooxidhiidh :-

1-Abdi DahirGole    07958935198

2-Mohamed Hassan  07949077061

 

 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.