Dhammaan dadweynaha ku dhaqan magalaada Bristol iyo agagaarkeeda waxa lala socodsiinayaa in uu Uruka XAQSOOR qaban doono Xafladda daahfurka xifiiskiisa cusub ee magaalada Bristol, UK.
Taariikhda: Axadda, 23/09/2012
Saacadda: 4:00pm ilaa 9:00pm,
Address: Malcolm X
Community Centre, 141 City Road, Bristol, BS2 8YH.
Waxa kasoo qay geli doona daahfurka xafiiska cusub ee ururka marti sharaf aad u qiimo badan oo mudanayaal iyo marwooyinba leh.
Wixii faahfaahin dheeraad ah, please la soo xidhiidh:
(1) Cabdi Diiriye, Mobile No: 07939844919.
(2) Faysal Ciise, Mobile No: 07950410426
Email: cabdidiiriye@hotmail.co.uk
Waad mahadsan tihiin.