Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Jawaab Ninka Eng Khadar Ee Afhayeenka Gaaroodi Isku Magacaabay. by Mohamed Yamani


(Hadhwanaagnews) Saturday, September 15, 2012
Salaamu Alaikum .Bacda Salaan Waxaan Doonayay Inaan Laba Kalmadood Ka Idhaa Nin Maalmahan

Salaamu Alaikum .


Bacda Salaan Waxaan Doonayay Inaan Laba Kalmadood Ka Idhaa Nin Maalmahan Ba Websites Ka Ku Soo Qorayay Inuu Yahay Afhayeenka Ururka Samafalkee Gaaroodi .

Ninkaagan Isku Magacaabay Afhayenka, Meel Afhayeen Laguugu Doortay Iyo Cidaad Ilaa Hada Tahayba Lama Garanayo Ururka Uu Magacooda Ku Qadhaabanayo Maaha Urur Siyaad Ku Lug Le ,Waa Urur Sama Fal Siyaadna Ka Madax Banaan ,  ,Hargiesa Inaad Joogtana Waad Iska Dhigaysaa Adoo Mudaharad UK Ka Dhacana Ku Baaqaya , Sheekadaadu Waa Iska Cadahay Markaa ,Wax Kalena Maahe Waa Iska Hor Keen Bulshada Hada Isku Soo Dhawaatay Ee Xisbiga UCID Ku Midoobay Waxaanad Doonaysaa Inaad Abuurto Kala Shaki Iyo Wax Macno Daro Ah, Waana La Fahmayaa Cida Sheekadan Ka Dambaysa Mana Tihid

Cidaad Film Ka Ku Matalaysid E Beesha Koonfurta Iyo Bariga Hargiesa, Waxaan Se Kugu La Talin Lahaa Adiga Iyo Cida Kaa Dambaysaba Inaad Ka Waantowdaan. Bulshaduna Waa Ilbaxeen Nin Xanuunsan Oo Laba Maqaal Soo Qorana Wax Ba Ka Badali Maayo Xidhiidhka Cusub Ee Laba Beel Ciise Muuse Iyo Ciidagale .
Maqaalkayga Waxaan Ku Soo Koobayaa Ninkaa Eng Khadar Abdi Ciise La Baxay Maaha Nin Jirra Waa Nin Undercover Ah Bulshada Uu Iska Dhigayana Dhinac Walba Waa Ka Eegen Nin Ka Mida Maaha Ilaa Hadana Lama Garanayo Ee Sidaa Ula Socda Wsc

Mohamed Yamani

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.