Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Khasaaro Ka Dhashay Qarax Xoog Leh oo Ka Dhacay Warshad Saliida Soo Saarto Ee Dalka Maxico


(Hadhwanaagnews) Wednesday, September 19, 2012
Maxico-(HWN)- Wararka naga soo gaaraya dalka Maxico ayaa sheegay in qarax xoogan uu ka dhex dhacay dhuun saliida soo

Maxico-(HWN)- Wararka naga soo gaaraya dalka Maxico ayaa sheegay in qarax xoogan uu ka dhex dhacay dhuun saliida soo saarto kaasi oo dhaliyay Khasaaraha dhimashada 26 ruux.

Qaraxaan ayaa ka dhacay warshad saliida soo saarto oo ku taala dalka Maxico gaar ahaan xadka ay la wadaagto dalka Maraykanka waxaana lagu soo waramayaa in ay ka dambeysay kadib markii ay qaraxday dhuunta saliidaa qudheeda.

Waraka ayaa intaa ku daraya in dhuunta saliida ay qaraxday kadib markii qaar kamid ah dadka Maxico udhashay ay

dhinac ka dilaaciyeen dhuunta iyagoo doonaya in ay halkaasi kala baxaan si tuugunimo saliida.

Sida ay shaacisay shirkada Saliida soo saarto oo ay leedahay dowlada Maxico in qarax xoogan uu ka dhashay qeyb kamid ah dhuunta saliida kadib markii la ogaaday in dhinac laga dilaacayay lana doonayay in halkaasi laga dal dasho.

Ma ahan markii ugu ghoreysay ee dhuun sidaan ah dalka Maxico ay qarax dhaliso iyadoona kol hore sidaan oo kale laba jeer ay u qaraxday dhuun shidaalka soo saarto kuna geeriyoodeen shaqaale badan oo ka tirsan warshada.

Hadhwanaagnews Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudiyaheeda Magaalada Muqdisho


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.