Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Jawaab celin hoodo yuusuf by Safiya Libaax Salaax


(Hadhwanaagnews) Wednesday, September 19, 2012
Aniga oo ah Safiya Libaax salaax kuna nool dalka UK,Waxaan aad uga xumaha in Eng Khadar Cabdi Ciise iyo

Aniga oo ah Safiya Libaax salaax kuna nool dalka UK,Waxaan aad uga xumaha in Eng Khadar Cabdi Ciise iyo Xaaskiisa Hoodo Yuusuf ay maalmihii u danbeeyay ay saxaafada ku jaha wareeriyeen qoraalo ay ku dhaliilayaan musharaxa xisbiga new UCID Md Jamaal Cali Xuseen iyaga oo isticmaalaya ururka Gaaroodi iyaga oo isu muujinaya in ay ka tirsan yihiin ururka GAROODI tiyoo laga warhayo in ay ka mid yihiin calancastii KULMIYE.


Qoraaaga Khadar oo ah nin uu Muuse Biixi adeer u yahay inanta sheegatay Khadra Yuusuf oo  ay ka soo jeedo degaanka Yaroowe,sideebey macquul ku tahay in ay ka mid noqdaan ururka Gaaroodi?

Xisbiga UCID oo aan u rajeynayo in uu

ka mid noqdo ururada u soo gudba sadexda xisbi Qaran iyo taageereyaashiisa ayaan ka raaligelinayaa gefka lagula kacay.

Hadii ay labadan ruux ee aan asxaabta nahay ka waan toobi waayaan aflagaadada ururada qaran waxaanu soo bandhigi doonaa cida dhabta ah ay yihiin. waxaan rajaynaya taagerayssha ucid in anay eedooda meelo qaldan kula dhicin ee ay kala gartaan cida hawshan wadata iyo halka ay salka ku hayaan.

Safiya Libaax Salaax
long live Somaliland

*************************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.