Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Golihii oo mudo lala yaabanaa waxay sameeyaan oo ay sharciga dalka ku tuntaan xukuumadana aad moodo by Ahmed Adam(Senator Atam)


(Hadhwanaagnews) Wednesday, September 19, 2012
Golihii oo mudo lala yaabanaa waxay sameeyaan oo ay sharciga dalka ku tuntaan xukuumadana aad moodo inay heshiis


19/9/12
Ahmed Adam(Senator Atam)
 
 
Golihii baarlamaanka soomaali-land
oo u sixranaa madaxwayne siilaanyo
ayaa hada aad moodaa in xaga rabi laga furdaamiyay
 
Golihii oo mudo lala yaabanaa waxay sameeyaan oo ay sharciga dalka ku tuntaan xukuumadana aad moodo inay heshiis ku ahaayeen burburinta rukumada u ah gooni isutaaga ama astaanta dawladnimo kuwa ugu adag.
 
CALAN GOONIYA
LACAG GOONIYA
BAASABOOR GOONIYA
DASTUUR GOONIYA
WAA AFARTA RUKUN EE ASTAANTA DAWLADNIMO
 
hadaba waxaa jirtay in mudooyinkan danbe lagu waday dagaal sidii loo laciifin lahaa iyadoo kolba heer maraysay
ayaa ayaamahan waxay golaa wasiirada iyo madaxwaynuu isu xidheen MURAAYADO AANAY IS ARKAYN oo ay ku meel marinayaan goaan lagu dhaqaaqo kii ugu nacaybka badnaa oo ah inay yidhaaheen baasa boorka soomaali-land laguma safri karo.
halka dawladii riyaalana ahayd baasaboorka soomaaliya

laguma safri karo xataa XAJ LAGUMA TAGI KARO idinkan idiin daayay.

 
hadaba waxa iga xasuusina inay shacabka soomaali-land haday taa wax jawaaba ka bixin waayeen inay waxay kolba masuul koonfur ka hadlay afka u goostaan ay tahay oo kaliya is tus iyo khiyaamo ay iyagu iskula dhex jiraan laakiin wax qaranimo la yidhaa aanay kuba jirin.
 
hadaba aan qormadayda nuxurkeeda dul joogsadee maanta waxay xildhibaano ay ka mid yihii
Xasan Cawaale
Saleebaan Cawad (bukhaari)
Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (XOOG)
Cali ayaanle
 
waxay ku dhawaaqeen inaanay marnaba ansixin doonin heshiiskii muraayada in dhoola yaasha laysu xidhay
hadaba waxaan xildhibaan ka cudurdaartay inaan magaciisa la shaacin ii sheegay inaanay ahan difaac qaranimo ee ay tahay beeca ansixinta qodobkaa oo la naaxinayo si uu u gaadho qiimo sareeya
 
hadaba war jiraaba cabdiraxmaan wuu ka soo bixi iyo golihiisa.
 
 
 
wa bilaahi tawfiiq
---------------------------Ahmed Adam (Senator Atam)
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.