Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


OGAYSIIS JAALIYADA SOMALILAND EE BRISTOL UK OO UU LAKULMIDONO MUSHARAXA MADAXWEYNAHA XISBIGA UCID JAMAL CALI XUSEEN.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, September 19, 2012
WAXA DHamaan la ogaysiinayaa jaaliyada somaliland ee magaalada bristol uk inay imanayaan wefti









      JAMAL   ALI  HUSSEIN
 
  WAXA  DHamaan   la ogaysiinayaa  jaaliyada  somaliland  ee  magaalada  bristol  uk   inay  imanayaan   wefti  balaadha  oo uu  hagaaminayo musharaxa  Madaxweynimada  ee   xisbiga    qaranka  ee    NEW UCID  MUDANE     JAMAAL    CALI   XUSEEN  iyo madaxweyne ku xigeenka xisbigaasi  mudane c/rashiid    xasan  mataan  gudoomiyaha   xisbiga  ucid   eng faysal   cali  waraabe.  xoghayaha  maaliyada   marwo  faadumo  siciid,  iyo  xoghayaha   arimaha dibada mudane  maxamed  haaruun.ee xisbiga new ucid ay  la kulmidoono

 jaaliyada  reer  bristol uk  musharaxa  jamal  cali  xuseen  waxa  uu  jaaliyada   uga  warbixindonaa  xaalada  guud  ee   uu kusaganyahay  dalka  jamhuuriyada   somaliland.  waxa  kale  oo   uu  kawarbixindoonaa  doorshooyinka  dawladaha  hoose  ee  bisha    November  28ka  ka dhicidonta  dalkeena.   iyo  waliba  siyaadasa   xisbiga   UCID  iyo  waxa  uu  doonayo  in xisbigaasi  uu   dalka  ku hogaamiyo  hadii  uu  ku guulaysto  doorashooyinka   so socda.   hadaba   kulankaasi  waxa  uu kadhacayaa   xarunta  uu  ciwaankeeddu  yahay  sidan  hoos  ku qoran.
 
TRINITY   COMMUNITY  CENTRE  TRINITY ROAD    BRISTOL   BS2 ONW.
              WAKHTIGU  WAA   MAALINTA   AXADA  23/09/2012     5PM_ 11PM
        sidaasi  iyo  kasoo  qaybgal wacan    mudanayaal  iyo   marwooyin   dhamaantiba.

         waxii   faah  faahin  ee  intaasi  dheer  kala   xidhiidh   .
                              telefoonkanada  hoos  ku qoran
                         gudida qabanqaabada  ee  laanta  bristol   ee xisbiga  new ucid.
                               07432839925..    07957258741.


       
                   

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.