daabacay bogaha internetka ee haatan mar kale daabacay dacaayadaha.
?MEYD KEE U DANBEEYAY KAA LA SII SIDO?
Warbaahinta badheedhay ayaa maantana soo dhigay sawir gabadh sheegatay in ay ka mid tahay ururka Gaaroodi oo markaa taageertay in lagu mudaharaado musharaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen.
Sawirka gabadha la soo dhigay ayaanba aheyn Soomaali,gabadha sawirkeeda la isticmaalay ayaa u dhalatay dalka mauritania.
Houda waxa ay ku caanbaxday mar ay Oprah Winfrey uga warantay sida raga dalkaasi u arkaan dumar buurbuuran.
MURUTANIAN WOMAN
Khalad kuma jiro in ururada lagula xisaabtamo waxqabad la?aan ama masuuliyad daro,balse waxa saxaafada ka reeban in ay daraf ka noqoto xifaaltanka siyaasadeed ee dalka oo ay curiso dacaayado badheedha oo been abuura.