Aniga oo ku hadlaya magaca reerka axmed cabadale waxaa aan raali galin ka bixinayaa maqaal ku soo baxay wargeyska jamhuuriya iyo websiteka hadhwanaag kaas oo ahaa (Suldaanka Guud ee Suber Awal oo go,aamo Ka soo Saaray Musharaxiinta Golaha Deegaanka Uga Tartamaysa reer axmed Cabadale)
Waxanaan dadweynaha u cadaynayaa musharxiinta reer axmed cabadle waxaa kala saari kara cuqaasha iyo waxgaradka reerka
style="LINE-HEIGHT: 115%; FONT-SIZE: 14pt">
Hadaba dhamaan cidkasta oo maqalka akhrisatay waxaan u sheegaya in ayna ka soo bixin xafiiska suldaanka guud ee suber awal waxaa is waydiin le suldaanku miyuu jooga caasimada hargeisa mise waa uu ka maqan yahay waxaa marag madoonta ah in suldaanka guud ee suber awal uu ku maqan yahay degmada xarshin ee ismaamullka soomaalida Ethiopia shaqaqadii ka dhacday ayaanta dhawayto awadeed waxaan bahweynta suber awal u sheegayaa suldaanku in uu yahay suldaan guud oo ka dhaxeeya suber awal oo dhan maqalkaasina ahaa mid u dhacay si khaldan suldaankuna waxba ka ogayn arinkaasi cidkasto oo ay damaqday arintaasina ay sida ula socdaan
Ninka magaciisa ku soo qoray Mursal muse cise UK London +447947700298
Suldaanka guud runtii waxaan qaban u qudhay maqaalna ka soo dhigtay
in uu marka hore isagu bal uu dib isku eego qoraalka uu soo qoray kaas oo hadana soo qortay magac beena iyo tell beena
Balse ayna islahayn tell uu soo qortay iyo magaca uu ku soo qortayba runtiina waxaan u sheegi lahaa Walaalkay in uu wax hubsado somaalida ayaa ku maah maahda hubsimo hal ayaa la sista
Maqaalkaasina uu ahaa mid si khaldan uu soo baxay
Suldankuna waxaa uu mudan yahay sharaf iyo qadarin sandaladana runtii in la tixgaliyo ayaa meesha taala
Suldanka guud ee suber awalna waxaan ka siinayaa raali galin maqalka sida khaldan u soo baxay,
By: Cabdi Yuusuf Daahir
Hargeisa-Somalilan
Tel, 4404140
*************************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga