Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Maxaa kala qoqobay beesha isaaq ee degta kililka shanaad by A.M.Ibrahim


(Hadhwanaagnews) Saturday, September 22, 2012
Marka hore waxaan salaan iyo mahadnaqba u gudbinayaa shabakada Hadhwanaag

Marka hore waxaan salaan iyo mahadnaqba u gudbinayaa shabakada Hadhwanaag  waxaan sidoo kale salaamayaa akhristayaasha qiimaha badan.
 
Hadaan u gudbo u jeedada maqaalkayga, waxaan runtii aad ii damaqday dhibaatada ka socota kililka shanaad gaar ahaan dadka ka soo jeeda beelaha isaaq oo maalin walba reer meel gaara reermiyigooda lagu gumaadayo iyo sida ay u kala daadsanyihiin ee maalin walba oday ku hadlaya magac reer gaara uu maamulka kililka shanaad meel kula shirayo islamarkaana sheegayo in wax la dhameeyay heshiis wax ku oolana laga gaadhay, hadana maalinta xigta deeganka ku xiga dhibaatadii mid ka daran laga soo sheegayo.

Guud ahaan beelaha isaaq ee degaankaa

degani waxa haysta dib u dhac siyaasadeed, mid bulshoba tusaala ahaan iyaga oo degan deegaan aad u balaadhan maleh gobol qudha, bal u fiirso Harta sheekha oo ah magaalo ganacsi wayn oo muhim ah waxa laga xukumaa qabri bayax oo ninkii arkay baa arkaye aan u dhigmin sadex dalool dalool 1/3.
 
Guntii iyo gaba gabadii waxa aad u haboon in la mideeyo cududa iyo caqliga deegaankana xaqiisa loo soo dhiciyo lana horumariyo, oo aanu maalinba reer la shirin maamulka meesha ka jira.


A.M.Ibrahim

*************************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.