Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


HAMBALYO MURASHAXA GOLAHA DEEGAANKA DEG.BURCO XIL:C/RISAAQ MAXAMED TOOR‏...


(Hadhwanaagnews) Tuesday, September 25, 2012
waxaan salaan qaali ah aanu dirayaa isku xidhaha bulshada ku hadasha afka somaliga ee HADHWANAAG NEWS gaar ahaan weriye mustafe cisman m.teacher

HAMBALYO MURASHAXA GOLAHA DEEGAANKA DEG.BURCO XIL:C/RISAAQ MAXAMED TOOR‏


waxaan salaan qaali ah aanu dirayaa isku xidhaha bulshada ku hadasha afka somaliga ee HADHWANAAG NEWS gaar ahaan weriye mustafe cisman(m.teacher) waxaan marka xiga aan salaan sharaf iyana u dirayaa dhamaan bulshawaynta somaliland meelkasta oo ay aduunka kaga nool yihiin.
-webkit-text-stroke-width: 0px">

Waxaan qalinka u qaatay qalinka  inaan hambalyo u diro murashaxa golaha deegaanka degmada burco Md.c/risaaq maxamed jaamac(toor) oo aan leeyahay hambalyo mudane waxaad tahay shiqsiga keliya ee haduu ku guulaysto dhamaystiri kara hankiisa iyo himiladii ahayd waxqabad iyo horumar hadii aad mayer ama duqa degmada aad ku soo baxdo inaad qabato, iyadoo lagugu xusuusan karo waxyaabo badan oo aad qabatay mudadii lagaa dhigay mayer ka magaalada ee ugu horeeyey adigoo waagaas dhalinyaro ahaa ee ahayd sidii aad nabada ugu soo dabaashay magaalda burco iyo laamiga isku xidha Burco iyo laascaanood oo aan qabo sida runtii ah inaan nin kale ka baxeen arinkaas isaga ah.

Hadaba bulshada ku dhaqan magaalada burco waxaan kula talinayaa inay codkooda siiyaan xil:c/risaaq maxamed toor oo aan anigu shiqsi ahaan u arko inuu yahay shiqsi isku darsaday aqoon, khibrad,waayo aragnimo iyo weliba karti uu u leeyahay shaqada mayer nimada.

        

 

ALLA MAHAD LEH.

 
 
ALI ISMAIL OSMAN 

BURCO S/LAND

 

*************************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.