Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Ciidamada Milatariga Ee Dalka Libiya oo Xilkii Ka Qaaday Labo Madax oo Hogaamineysay Kooxo Maleeshiyaad Awood Leh.


(Hadhwanaagnews) Tuesday, September 25, 2012
Binqaasi-(HWN)- Wararka ka imaanaya magaalaada Binqaasi ee xarunta dalka Libiya ayaa sheegaya in ciidamada Milatariga

Binqaasi-(HWN)- Wararka ka imaanaya magaalada Binqaasi ee xarunta dalka Libiya ayaa sheegaya in ciidamada Milatariga ee dalka Libiya  ay xikii ka qaaden labo madax oo hogaamineysay kooxo maleeshiyaad ah oo awood buuran ku leh dalka Libiya.

Tan iyo markii awooda laga tuuray dowlda Cornel qadaafi waxaa dalka Libiya si aad ah ugu soo batay kooxo maleeshiyaad ah oo hubeynsan misna awood leh hayee shee waxaa la tilmaamay in xil ka qaadistaan ay wado u tahay sidii loo bur burin lahaa awooda kooxaha maleeshiyaadka.


0in 10pt" class=MsoNormal>Maalin ka hor ayay aheyd markii dowlada KMG ah ee dalka Libiya ay soo saartay go´aan cad oo sheegaya in 24 saac gudaheed in kooxaha maleeshiyaadka ay isaga baxaan xerooyinka dowlada iyo fariisimaha ay ka sameysteen gurayaha dowlada.

Labadaan madax ee xil ka qaadista lagu sameeyay waxaa jagooyinkoodii lagu badalay oo xilkii la wareegay labo Cornel waxaana dhawaaa ay aheyd markii banaanbaxyo xoogan oo looga soo horjeeda kooxaha maleeshiyaadka ah ay ka dhaceen magaalada Binqaasi isla markaaan gudaha loogu galay xerooyinka kooxahaan ay ku sugnaayeen.

Hadhwanaagnews Kala Soco Wararkii ugu Dambeeyay Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudiyaheeda Magaalada Muqdisho

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.