Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Warancadoow ma quusatid miyaa! by Axmed cumar


(Hadhwanaagnews) Tuesday, September 25, 2012
Cali warancadee oo ay wali tageersan yahiin jilbka tirade yare e Cabddala ISAXAAQ ee uu ka soo jeedo

Cali warancadee oo ay wali tageersan yahiin jilbka tirade yare e Cabddala ISAXAAQ  ee uu ka soo jeedo ayaa wali isu haysta nin ummadu rabto waayo cidkale iska daayoo cidagale iyo habaryoonis baan xitaa arki karayn.haddaba waxa ay ahyd inuu is dajiyo oo uu ummadda uga baxo hawada.

Haddaba warancadde ayaa u  baryo tagey maali dhawayd  saleebaan gaal . Shirguddoonka Laba Gole ee Barlamaanka Somaliland ayaa maanta Kulan Albaabadu u xidhan yihiin oo Sacado qaatay la yeedhay Komishanka Doorashoyinka Somaliland sidii ay uga Xogwareystan lahaayeen , sababta Xisbiga Udub uga

Baxay Saaxada Siyaasada.

Kulankan ayaa Markii uu dhammaday wax warbaahinta la hadlay Guddomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Md.Saleeban Maxmud Aadan, Iyo Guddomiyaha Komishanka Doorashooyinaka Ciise Xamari.

Guddomiyaha Komishanka Doorashoyinka  oo hadal kooban siyey Warbaahinta ayaa sheegay in Shirguddoonka  labbada golle ee barlamaanka Somaliland ay u yeedhan, isaga oo xusay in wax laga weydiyey Arrimaha  Xisbiga Udub oo ka hadhay tartankii doorashada golaha deeganka, waxanu hoosta ka xariiqay in dhammaan wixii Shirguddonku ay waydiiyen ay uga jawabeen, in kasta oo uu ka gaabsaday in uu faahfahin ka bixiye waxayalaha ay ka wada hadleen, iyo wax ay ka yeelidoona Xisbiga Udub, waxasu tilmaamay in kulamo kale u hadhsan yihiin.

Dhanka kale wax isna ka hadlay Kulankaasi Guddomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Saleeban Maxamud Aadan waxanu tilmaamay in ay iyagu u yeedhen Komishanka Doorashoyinka si ay wax uga ogaadan xalada Xisbiga Udub, waxase uu ka gaabsaday wax yaabihii ay ka wadda hadleen, inkasta oo la weydiyey in ay iyagu go?an ka soo sari doonan arrinta Udub, isaga oos heegay in Go?anka ay u taalo hayadaha sharciga ee anay iyaga u oolin.

Shallay ayey ahayd markii Masuuliyiinta Xisbiga Udub ee la laalay Musharaxnimadooda ay kulan Albaabadu u xidhan  yihiin la yeeshan shirguddooonka labba galle ee Guurtida iyo Wakiilada.

 

Axmed cumar

 

Hargeysa somaliland

boongo2@hotmail.com

*************************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.