Muqdisho(HWN)- Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iminka Raisul wasaare u magacaabay Maxamed Cabdullaahi Faramaajo oo dadka reer Muqdisho si aad ah u jecel yihiin.
Inta badan xaafadaha magaalada Muqdiso ayaa waxaa ka socda dabaal dagyo rasaas cirka loogu gamayo waxaana iminka xarunta madaxtyooyada ka socoto hambalyeynta Raisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.
Wadooyinka caasimada muqdisho ayaa waqtigaan bandow ah dadkuna ay