oo kasocotey Qaybaha kalla duwan ee Bulshadda.
Ugu Horey Gudoomiyaha Hayada XIMGA Md Muuse Muxumed Diiriye oo kulankaasi kahadley ayaa TilmaameyHayada Xigma,Ujeedada loo Aaasaasey ,Qaybaha ay kakooban tahey Iyo Ujeedada Kulan Doodeedkan.
Waxaanu Yidhi{Hayada XIMGA waxay guud ahaan kashaqeysaa Horumarinta Ummada{Human Development}waxaaneyna leedahey qaybo kalla duwan oo soo hoos Galla,Waaana ugu muhiimsan Qaybaheeda Xarunta Cilmibaadhista ee xigma{Xigma Center For Research And Media .waana Xarun
Cilmibaadhis,Mararka Qaarkood Ayaanu Ubaahanaa in Cilmibaadhistaasi lasoo Record Gareeyi Halkaaseyna kaaraceysaa Mediahu.
Muuse oo hadalkiisa siiwataa waxaa uu yidhi{XIGMA sidoo kalle qaybaha kalla duwan ee Horumarinta Bulshadda Waa ay kashaqeysaa Sida Caafmaadka,Waxbarashada,Biyaha ,gaar ahaana qayb cilmibaadhiseed waa ay leedahey XIGMA.
Gudoomiyaha Hayada XIGMA Muuse Muxumed Diiriye mar uu sidoo kale kahadlaayey asaaskii XIGMA Waxaa uu yidhi{Sanadkii Hore ayaa la Aasaasey Xigma,Mudadaa Ay Jirteyna Waxaa u Hirgelay Mashaariic kalla duwan .
Gudoomiye Muuse mar uu sifaahfaahsan uga xogwaramaayey Ujeedadda kadambeysa iney sooqabanqaabiyaan Kulankani waxaa uu sheegey in markii ay arkeen in Wakhti Xaadirkan ay socoto Xumadii Doorashadda laguna jiro diyaar garawgeedii sidoo kallena aanu ogaaney Muhiimadda ay
leedahey Doorashadani aanu Cilmibaadhis kasameyno Muxuu Yahey Gole Deegaan?sidoo kalle Musharaxiinta kulankani kasoo qayb galley Su,aalo kalla duwan oo aanu weydiineyno waxaa kamid ah Ma Fahansantihiin Shaqada uu Golaha Deegaanku Qabto,markaa waxaa uu qofku shaqada
qabankaraa marka uu garanaayo waxaa uu u igman yahey ,Waxaanu sidoo kalle Fursad Siiney Dhallinyarata Jaamacadaha,Macalimiinta Jaamacadaha qaarkood,Waalidiinta oo kasoo qayb galley,Hayadaha Kalla Duwan ee Samafalka,ayaanu waxaanu Fursad usiiney Iney Su,aalo Toos Uweydiiyaan Musharaxiinta,Ka Kalla Socdey Urrurada.
Waxaa sidoo kalle Muuse uu xusey in Dhamaan Urrurada Siyaasadda ee ku loolamaaya Doorashooyinka ay Martiqaadeen lakiin waxaa kasoo qayb galley 5 Kamid ah Xisbiyadda Iyo Urrurada Cusub ee ku loolamaaya Doorashooyinka oo Kalla Ah {Xisbiyadda Kulmiye Iyo Ucid, Urrurada Wadani,Ummada Iyo Rays.waxaanu rajeynaynaa Iney Kuwadambe ay ka soo qayb galidoonaan kulamada dambe ee ay qabanayaan..
Muuse Muxumed Diiriye waxaa uu sidoo kalle sheegey in kulankani uu ahaa wajigii koowaad lakiin ay jirto Wajiga Labaad oo aanu Xog Urrurin aanu kasoosameyn Doono Dhamaan Degmooyinka oo haddaba Bilaaban tay Ujeedada laga leeyaheyna waxaa weeyi in dadka lagu wacyegeliyyo Muhiimada ay Doorashadani Leedahey ,Ujeedda Loo Dooranaayo Dadka ay Codkooda siinayaan ,Musharixiinta In lagu doorto Barnaamijyadooda ay heystaan sida uu ukalla wanaagsan yihiin,lakiinse aan lagu dooran
Qabiil iyo wax lamid ah.
Doodan sidaad boodhkaba aad karagtaan waxaa Kamuuqda Dood Qaran 1 Waxaa sidoo kalle jira qaybaha kalladuwan ee aanuqabano qaarba waxay leeyihiin Tiro Iyo Qaybo Markaa waa kulandoodeedkii ugu horeyey eenu uqabani urrurada siyaasada waxaa sidoo kalle kuwo noocan oo kalle aanu kuqaban Doonaa Isha Allah Gobollada Dalka Ayuu Hadlkiisii Ku soo Ganaanadey Gudoomiyaha Hayada XIGMA.
Sidoo kalle waxaa mid mid uga hadley Barnaamijyadooda ay soo bandhigayaan ee ay kaga qaybgalayaan Doorashadda Musharaxiinta Kulankaasi kasoo qayb gashey Waxaa Su,aalo kalla duwan oo ay
weydiiyeen kasoo qayb galayaashu si balaadhan uga jawaabey Musharixiinta.
Kulankani oo ah mid noociisa aan hore loog arag intii ay socotey Dabashey Loolanka siyaadeed ee dorashooyinka soo socda ayaa waxaa Gun Dhig u ahaa Su,aalihii Laweydiinaayey Musharaxiinta Waa Noocee Isbadelka Aad kubaaqeysaa.
Hadhwanaagnews.com/Office
Hargeysa/Somaliland