Waxaa banaamij aad u xiiso badan oo indhaha,dhagaha iyo qalbigaba u roon oo hidiyo dhaqan ah noo soo diyaariyey wariye Nimco samrye oo ka hawlgasha telefidshinka caalamiga ah ee Hctv.
Barnaamijkan hadaad indhaha yara amaahiso daawashadiisa aad dareemaysaa sida hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed uu u yahay qaniga oo uu leeyahay cayaaro hidiyo dhaqan ah oo kala gadisan.
Barnaaminkan waxuu xusuus gaara ku abuuri karaa bulsho weynta qurba joogta ah oo ay dalkoodii iyo hidiyo dhaqankiiba ugu dambeysey mudo aad u dheer,taasoo ay gali karto kalgacaltooyo gaara marka ay