style="LINE-HEIGHT: normal">
SHEEKADAA OO AHEYD DARAWAL LOO DIREY INUU U GURMADO GAADHI KU JABEY BANKA AROORI,LAAKIIN GAADHIGII BANKA KU JIIDHEY( CAJIIB). SHEEKADANI OO HORE U DHACDEY,CAANA KU AH ALLAH HAW NAXARIISTEE AW-XASAN( EESH-QIYAASAK). DADWEYNIHII AAD AYEY UGU QOSLEEN,LAAKIIN GUDOOMIYE FEYSAL MA UU DHOOLA CADEYN,EE WUU YAABEY WAAYO WAXAAN IS IDHI MALAA JAMAAL WUXUU LEEYAHEY DARAWALKAASI WAA SIDA FEYSAL IYO KUWA LA MIDA EE URURADA AMA XISBIYADA KU SOO TUNTEY.
AKHRISTE,IGAMA AHAAN DACAAYAD URURKAAH EE MIYAAD U MALEYNEYSAA IN MAAMULKA URURKA UCID ISKU MEEL U SOCDAAN.
MAHADSANIDIIN
KEYSE AW-DIIRIYE LIBAN
LONDON
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga