ASCW,
Sheekadan ku cusub somalida oo yaab badan waxaan oran laha labaduba way khaldan yihiin . Waayo cuntadu sideedaba wax macno ah ma samayso. Maxaa keenay annagaa hor cunayna ma nin baa nin ka wacan?
Waa dhaqamada qalaad ee aad u khariban ee innaga soo galay dunida shisheeyaha. Waa lays ixtiraami jiray labada dhan Soomaali markaad tiraahdo.
Waxaan leeyey waxaa ceeb ah in ay qolo ka baxdo meesha ayagoon waxba af saarin . Waa liitinimo waxa meesha kadhacay ab iyo isirna Soomaali ahaan uma lihin.
Waad mahadsan tahay,
ASCW
Cabdishakuur