Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Wareysi aanu la yeelanay Musharax Hodan Axmed Cabdilaahi oo ah Musharaxa keliya ee Golaha Deegaanka kaga sharaxan xisbiga Kulmiye


(Hadhwanaagnews) Wednesday, October 03, 2012
Hargeysa-(HWN)-Musharax Hodan Axmed cabdilaahi oo ka mid ah musharixiinta ka sharaxan Xisbiga Kulmiye Gobolka Maroodi jeex ayaa wareysi khaas ah oo aanu la yeelanay ku Sheegtay Waayo aragnimadeeda shaqo

Hargeysa-(HWN)-Musharax Hodan Axmed cabdilaahi oo ka mid ah musharixiinta ka sharaxan Xisbiga Kulmiye Gobolka Maroodi jeex ayaa wareysi khaas ah oo aanu la yeelanay ku Sheegtay Waayo aragnimadeeda shaqo ee Dawladda hoose oo ay in ka badan 12 sanno ka shaqeynaysay waaxyaha dawladda hoose ee magaaladda Hargeysa.

 

Musharax Hodan Axmed Cabdilaahi waxaanu weydiinay bal haddii ay ku soo baxdo xubinimadda golaha deegaanka ee caasimadda waxyaabaha u qorshaysan inay wax ka qabato waxaanay ku jawaabtay.
 


href="http://radiohadhwanaag.net/Audio/hodan.mp3" target="">Halkan Guji oo ku dhagayso Telefon Mobilkaaga.
 
 

Wariye Mohamed mussa inji

hargeysa

Somaliland


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.