Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Dagaal Hoobiyayaal ah oo Dhex Maray Ciidamada Amaanka Turkiga iyo Kuwa Syria.


(Hadhwanaagnews) Sunday, October 07, 2012
Idlib-(HWN)- iyadoo todobaadkii ayno soo dhafnay gudaha dalka Turkiga lagu weeraray maadafiic hoobiyayal ah kana yimid gudaha

Idlib-(HWN)- iyadoo todobaadkii ayno soo dhafnay gudaha dalka Turkiga lagu weeraray maadafiic hoobiyayal ah kana yimid gudaha dalka Syria balse dowlada Turkiga ay sheegtay in aysan u jawaabi doonin diyaarna aysan u aheyn dagaal ay waqtigaan lagalaan dowlada Syria,.

Labadii cisho ayno soo dhafnay ayaa ciidamada amaanka Turkiga waxa ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadeen xadka ay labadaasi dal wadaagaan hayee shee waxaa shalay galinkii dambe gudaha dalka Turkiga lagu weeraray tiro madaafiic ah oo aan la ogeyn in ay Khasaro geysatay iyo in kale.


MARGIN: 0in 0in 10pt" class=MsoNormal>Ciidamada amaanka dalka Turkiga ayaa durba jawaab kulul ka biixyay madaafiicda laga soo tuuray gudaha dalka Turkiga waxaana madaafiicdii jawaabta aheyd ee ka baxday ciidamada amaanka Turkiga ay ku dhacday dhul banaanoo Miyi ah.

Warbaahinta dalka Turkiga ayaa shaaca ka qaaday in Koonfurta dalka Turkiga lagu soo tuuray dhowr madaafiic oo ka imaanayay gudaha dalka Turkiga waxaana ay sheegeen in ciidamada Milatariga ay jawaab ka bixiyeen.

Hadhwanaagnews Kala Soco Wararkii ugu Dambeeyay Ee Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudiyaheeda Magaalada Muqdisho.

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.