New York-(HWN)- Wadaadka mayalka adkaa ee Abuu Hamza oo maalin ka hor laga soo duuliyay dalka england ayaa saacado kadib ka soo hormuuqday makamada ku taala magaaalada New York ee dalka Maraykanka.
Wadaadkaan waxaa maxkamadeyntiisa ku wehliya afar ruux oo kale oo iyana falala argagixisa ah loo heysto.
Dambiyada abuu Hamza loo heysto ayaa kala ah, in gudaha dalka Maraykanka ah uu ka sameeyay xero lagu tababaro dadka falalka argagixisada ah sameynaya,afduubkii loo geystay dhowr iyo 10 dalxiisaayal ah