4. Dayib Ali Harun
5. Mohammed Adam Daud
6. Mohammed Adam Ali
7. Jibriil Ahmed Boodhle
8. Mukhtaar Saleban
9. Hamse Jama Ahmed
10. Mohammed Hussein Farjar
11. Farah Othman A/llahi
12. Amina Mohammed Ahmed
13. Amal Mohammed A/Rahman
14. Saamiya Farhan
15. Khadan A/llahi Warsame
16. Hibo ahmed
17. Mohammed saleebaan yuusuf
18 Guuleed Ahmed
Waxaanu Tahniyad / Hambalyo U diraynaa Meherka
Mudane. Dr. Mohammed Hassan Ahmed iyo Marwo Muna Khadar Jees
Oo meherkoodu Qabsoomay 10/10/2012. 10:00am. kana qabsoomay magaalada Hargeisa Gaar ahaan Hotel Baane.
Waxaan leenahay Noqda kuwii isku waara isku ray?ya isku ciraysta ubad kheryr qabana Allaah kala siiyo,
waxaanuna idiin rajeyn in arooskiinu si dhakhsa ah u qabsoomo.
Waxaanu kaloo idin leenahay Ducadii Rasuulka (NNKH) Barakallaahu lakumaa Wabaaraka calaykumaa Wa jamaca baynakumaa bilkheyr.