dambeysay in ay banaan baxyo xoogan ka dhigaan xarunta barlamanka si go aankaasi dib looga laabto.
Dowlada Australia ayaa dadka Soomaalida ah ee ku nool dalka Australia waxaa ay siisay baasaboor halka qaar kalana ay u diday.
Banaan baxaan ka dhacay xarunta barlamanka dalka Australia oo ay dhigayeen muwaadiniinta Soomaalida ee dalkaasi ku nool ayay ku dalbanayeen in sharciyada adag ee dadka Soomaalida ah lagu soo rogay ay barlamanka wax ka qabtaan.
Si kastaba ha ahaatee banaan baxaan oo ay dhigaan muwaadiniinta Soomaalida ah ee ku nool dalka Australia, walina dowlada kama aysan hadlin baaqyada ka soo baxaya dadkaan Soomaalida ah
Xasankuuriya
Hadhwanaagnews/Office Mudqihso
kuuriya@hadhwanaag.org