Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Waa Warqad Furan oo ku Socoto Madaxweynaha Somaliland by fuaad m c


(Hadhwanaagnews) Sunday, October 14, 2012
Mudane Madaxweyne dalku uma baahna Wasiir la isku laaluusho iyo Badnaashahoodu Waxa uu dalku

Mudane Madaxweyne dalku uma baahna Wasiir la isku laaluusho iyo Badnaashahoodu Waxa uu dalku u baahan yahay Horamar, Mudane Madaxwayne Wasiirka aad magacowdaa Guri Badal iyo Gaadhi Badal uu Dhaqaalaha ku Burburiyo mooyee  wax uu ku soo kordhiyaa Ma Jiro dalka iyo dadkaba,  Sidaas daraadeed Waxa aan mudane Madaxwayne Qoraalkan ku soo Gudbinayaa Aragtideyda Taas oo ka turjubaysa sida ay u tahay Fikirka ah Wasiir aad boos u waydey oo aad reer ku laaluushaysid in aad wasiir ay beeli eegato oo aad uga qaado booska ka aad ku laaluulsheysid Maxaa kaaga ba´ay in aad Wasiirkan Cusub iyo Wasaaradan Cusub aad isku dayso oo aad kan Joogey halkiisa ugu dayn waydey Ma Waxaa kuu macaanatey beelaha galbeedka oo noqdey dhabar macaan isku

badalkooda iyo xil kaqaadistooda.  Mudane Waxa aan  qoraalkan ku suu gudbinayaa fikirkega aan qabo oo ah mid aan ku cabiraayo Xaalada Wadanku maraayo oo u baahan Dhaqaale Kobcin iyo in dalka la wada dhisto oo la isku duubnaado ilaaheyna ha inoo ilaaliyo nabad galyada Waana mida aynu ku hadhsaneyno dalka sidaas daraadeed ha isku dirin beelaha galbeedka oo ha isku kicin ee u cadaalad samee dalka dadka adigaa u ah  Madaxwayne.

fuaad m c

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.