Bismi laah waxan salaamaya bahweynta saxaafada gaar ahaan shabakadan hadhwanaag news oo ah mid looga bartay warar hufan oo kadheer xan iyo xumaan hadan usoo daadago jawaabtayda waxaa jira dadka qaar caadaystay inaay caayaan dadka madaxda amaba dadka ilaah wax siiyay dadkas oo cuqdad iyo qabyaalad beerka kala goysay oo ay ka ba´ayaan qofki aan reerkoda ahayn ee ama lacag yesha ama madax noqda sharafta iyo karamadana alle ayaa bixiya hadaba waxa jira dad noocaas ah oo ka buuxa dalkena sland kuwaaso waagii baryaba cay iyo habaar dariqyada iyo website yada lataagan hadaba dadka noocaas ah yaa xukumaya danbiyaday galena ku qaadaya waxan leyahay anigu intay nool yihiin iyaga gamcahoda isku xukumi akhirona tii allaa uhadhay
size=5>mustafe siciid
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga