Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Jawaab-c/risaaq suudi nuur (timir Ducaale) by isaaq bashiir


(Hadhwanaagnews) Friday, October 19, 2012
Aadbay ii dhibaysaa inaan la yooyootamo adigoo kale.Runtii waa igu dhib inaan u jawaabo noocaa aan garanayn inuu

Aadbay ii dhibaysaa inaan la yooyootamo adigoo kale.Runtii waa igu dhib inaan u jawaabo noocaa aan garanayn inuu marqudha iska aamuso,maalin kasta waxaan ku arkaa Hadhwanaag wax maqaal lagu sheegay oo nin weyn oo aad moodid inuu afsoomaaliga baranayo uu soo qoray waa nooca ay reer xamarku yidhaahdaan weji maqaar,wuxuu gashan yahay muraayadihii dadka aan waxbadan arkin oo runtii aad ugu fool xun,keligii weeye,anigoo aan ku xadgudbeyn Intooda kale  Reer Gabiley hadana waa nooca aaminsan in Gabiiley tahay magaalada Somaliland ku nooshahay isagoo Arabikhi beerta,waa nooca aaminsan in Gabiiley ugu dad badan tahay iyadoo 4km oo wareega ah oo la´aanteed aanu Xisbiga Kulmiye soo baxeen,waa nooca aaminsan in dhaqaalaha dalku ku xidhan yahay Gabiiley ee aan ogeyn

in Lafdhabarta dhaqaalaha dalku yahay Xoolaha nool.Fadlan hadii aad wax isbidaysin sug ilaa doorashada oo habeenkasta markaanu shaqada ka nimaadno ee aanu udiyaargarowno raaxo yar sawirkaagaa foosha xun ee Hadhwanaag saarani hurdaduu iga xumeeyaa ma aha inaan mucaaridnimadaada diidayo ee waxaad tahay nooca caajiska ah ee aan necbahay akhrintooda iyo aragoodaba.waad garan kartaa waxa igu kaliifaya inaan intaas oo dhan idhaahdo.Adigoo kale Madaxweynaha fariin ma gaadhsiin karaa,meel ha uga dhicin reer Somaliland.Runta makuu sheegaa aadbaan u cadhooday.

isaaq bashiir


********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.