Bare waxaa ay soo martay marxalada kala duwan iyadoona lagu xasuusta waxyaabo kala duwan oo isugu jira kaligii talisnimo iyo in uu Soomaaliya horumar gaarsiiyay.
21 kii sano uu afweyne dalka Soomaaliya madaxd ka ahaa waxaa uu aha mid uu si kaligii talisnimo ahaa uu u maalayay isla markaana lagu eedeeyay in uu qudha ka jaray wadado badan iyo shaqsi walba oo mucaarad isaga ku nqodaa in uu dilo.
Hayee shee dadka qaar ayaa Maxamed Siyaad Bare ku tilmaamaya aabihii dalka Soomaaliya isla markaana horumar aysan dalalka Afrikaanka ah gaarin gaarsiiyay waxaana sidoo kale lagu xasuusta awoodii ay laheyd dowladii Maxamed siyaad bare.
Hadaba maanta oo ku beegan 21 october side ayay adiga kula tahay ma maalin ku weyn umada Soomaaliyeed mise waa maalin ay mugdi soo wajahday shacabka iyo dalka Soomaaliya.
Xasankuuriya
Hadhwanaagnews/Office Muqdisho