|
|
Warbaahinta Madaxa Banaan ee Ismaamulka Somalida Ethiopia Oo Baahisay Xil Ka Qaadista Madaxweyne Cabdi Cumar (Hadhwanaagnews) Sunday, October 21, 2012 Madaxweynaha Ismaamulka Ethiopia ayaa maalmihii ugu dambeeyay si weyn loo hadal hayay in uu xilkiisa waayi doono
Hargeysa (HWN) Wararka laga helayo deegaanka soomaalida Ethiopia ayaa sheegaya in xilkii laga xayuubiyay Madaxweynihii Ismaamulka Dalka Ethiopia Md. Cabdi Maxamuud Cumar.
Warkan oo lagu faafiyay qaar ka mid ah mareegaha laga leeyahay ismaamulka Somalida Ethiopia ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in aan hadda la garanayn sababta ugu weyn ee xilka looga xayuubiyay Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar.
class=MsoNormal>Madaxweynaha Ismaamulka Ethiopia ayaa maalmihii ugu dambeeyay si weyn loo hadal hayay in uu xilkiisa waayi doono ka dib markii ay cabashooyin badani ka yimaadeen dadyoowga ku dhaqan deegaamadda uu ka taliyo, balse si dhab ah looma oga xil ka qaadistiisa.
Hadhwanaagnews/Office
Hargeysa/Somaliland
|