iyo jeerba ay ka dhacdo khaladaad,ilaahay moye subxano waa tac.
Hadaba inago mawducenan kaga hadli dona xukumadan imika talada dalka haysa ee u hogaamiye mr axmd maxamed maxamud siilanyo,waxaynu ognahay in imika siilanyo talada dalka u hayo 2 sano iyo dhowr bilood .
waxa dhawaan madaxwayne siilanyo iskugu yeedhay dhamaan wasirada ka tirsan xukamidisa isago sadex malmood oo talo ah la qaatay wixi u qabsomay ,waxayna mar murtieeyd kuso saren madaxwaynihi iyo golihi wasiradu inay qabteen 70% balamihi ay balan qadeen taaso jawaabo kala duwan ay ka bixiyeen shacabka ay arintasi khuseyso
sidaa cadada iska ah dawladaha dadkoda xukuma wali lama arag dawlad is dhaliisha ama tiraahda waxba maynu qaban dawlad kasteba iyada laxanka isku saarta kadibna heesta isku garacda sidaasna isku qancisa ,dawlada somaliland e u gadh wadeenka ka yahay muj axmed maxamed maxamud siilaanyo aniga fikrad ahantayda waxan odhan laha balamihi ay qaday waxay fulisay 15%, taaso ah lacagti laga badalay burco,lacagaha iskulada ee bilashka laga dhigay,isbadalada airport ka haragaysa burco iyo berber,
hase yeeshe waxa dhiman 85% oo ah kow darajada cidamada ,shaqalaysinta dhalinyada faraha badan ee jamacadihi dalka ka qalin jabiyay,biyo la aanta hrgaysa ,maamul la aanta bariga ,tayaynta waxbashada kala daadsanan ka muqata dawlada dhexdeeda iyo dhisid cidan mileteri oo xoog iyo qalab wanagssan leh oo lagaga gamo cadawga iyo in beeluhu isku dhacaan.
waxa hadaba xusid mudan oo aad an uga yaabay sami qaybsiga 4 beelood ee somaliland dega taaso cadarad daro ah waayo 10 kursi ee ugu muhiimsan dalka waxa haysta beesha reer shekh isaxaq waa madaxwaynihi wasiirka dibada ,wasiirka maaaliyada.labada gudmiye barlamaan.wasiirka gudaha,sadexda taliye cidan, hadaba .
gabo gabo ** waxan ku talin laha in beelaha dega sool iyo sanaag beri iyo borama ba in wadanka qaybtooda gacanta lo galiyo oo la dhaho wadanka hogamiya oo difaaca oo ilaaliya
si anay iskugu arag dad wadanka waxba ku lahayn oo anay cadawga uso horkicin
wa bilaaahi towfiiq ,ilaahay sida kheer ku jiro ha ina wafajiyo,cadawga somaliland ilaahay sharkisa ha ka hayo aamin aamin aamin
by cabdilaahi sheeekh axmad cali
| axmad237@hotmail.com
|
|
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga
|