Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


boobe muxuu biiyey haduu bayaamiyey arinmuxuu by abdulrahman hassan


(Hadhwanaagnews) Tuesday, October 23, 2012
horta waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka asc intaa hadaan ka imaado waxaan hal iyo laba odhanayaa

horta waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka asc intaa hadaan ka imaado waxaan hal iyo laba odhanayaa qolyahan boobe ku daalay iyagoo shaqsi difaacaya iyo
 iyagoo beel difaacaayaba boobe usoo jawaabey ee is wada garab ordaaya horta miyeydaan ogeyn inaan boobe shaqsi iyo laba iyo koox doc ka yeedh ahba aanu u jawaabin
miyeydaan ogeyn inuu dulmi ka soo dagaalamey miyeydaan ogeyn inaanu ogolaaneynin isaga iyo in badanoo la midi waxay hore u diideen miyeydaan ogeyn inuu haduu sidan
yeeli lahaa aanu ka tageen hogaankii ideolajiyada ee xisbigii (xhks) ama (xaajigii hooyadii ka xadey sonkorta) ama (xaaji haybe kaahin siciid)
boobe ma waxaa lagu dirqiyayaa inuu midhaha daryga duuduub ku liqo taa wuu diidey ( dayooy) dacawooyinkaa badan dadweynuhuna waxay jecelyihiin bal ninkii

ay doorteen waxa laga soo sheegayo 
iney maqlaan maxaayeelay su´aal baa taaloo bulshadii ay jawaab u doonayaan ma siilaanyo iyo xisbigii kulmiyeynu dooraney mise beel baynu dooraney talow mise beeshaa sidaa
u qaadatey oo iska xiiqsan markaa anuu mid uun baan idin leeyahay boobe haku daalina boobe shaqsi uma jawaabo wuxuuse balan ku qaadey wixii uu arkey intii uu meesha
joogay ha sheego kulmiye madaxweynihii hore ee riyaale iyo kooxdiisii udub ee tabarta darneyd ayey ku eedeyn jireen inuu dadkii wada basaasiin ka dhigey oo dadkii kala wada shakisan
yihiin dawladanise waxay maraysaa in wasiiradii basaasiin yihiin oo xirsi wax duubaayo ceeb caleeg iyo dhawr agaasime
 
 
 
shaqsi uma jawaabno aflagaadana reeban run iyo ilko labadaba waa la cadeeyaa hadhwanaagnewsna qoraalkan shaqo kuma laha waa aragtidayda
 
 abdulrahman hassan   

  

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.