Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Adaaa hanan waayey xilkii lagu saaray


(Hadhwanaagnews) Tuesday, October 23, 2012
Boobe yuusuf ducaale mar haddii xilkii laga qaadey waxay ahayd inuu ogolaado haddi uu wax tabanayana haydaha sharciga u gudbiyo dacwadiisa

Boobe yuusuf ducaale mar haddii xilkii laga qaadey waxay ahayd inuu ogolaado haddi uu wax tabanayana haydaha sharciga u gudbiyo dacwadiisa
laakiin inuu qoraalo websaydyada ku soo qoro waa waa laga wacan yahay waxaana kaliya loo fahmayaa nin ka xumaadey xilkii laga qaadey
waxana iigu muuqataa in boobe howshii loo dhiibay wadi kari waayey, mar hadii wasaaradii buuq ka ka bilaamay oo agaasimayaasi aya wada shaqayn kari waayen
hawlihii wasaaraduna hakad gashay, in go.an laga gaadho dow bay ahayd,lkn inuu wasiiro iyo dad kale iska eedeeyo o waliba wax aan macno samaynay qoro
wasiir hebel telephone ii so diray. maan soor ban fadhinay, 7:00 ban

madaxtooyada soo galay, inan ba shaah ii keentay, waa sheeko baralay,
gaarriye iyo hadrwaanina hal qabsiga sinbiidha leh xaal baan ka siinay,



Adaa hanan waayey xilkii lagu saaray  
 

adaa inaad dayso wasiiro hagaajay

xilkii wadankoda lagaa heli waayey

adaa sidaa buubka duqaadka hilmamay

adaa hadal miidhan la soo galay meesha

raygal cabdalla
 
 
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.