HAMBALYO EID MUBARIK DHAMAAN UMMADA MUSLIMIINTA AH
Waxa aan halkan ka salaamayaa waalidiinta qaaliga ah aabahay Ahmed Muhumed iyo Hoyaday Yurub mohamuud. Walaaladay kuwa dalka ku sugan iyo kuwa dibada ku maqan , saaxiibadayda qaaliga ah ee aanan marnaba ilaaabi Karin eeku kala nool dunida dacaladeeda oo aan leeyahay Hambalyo Eid mubarik Kulucam wa antum bikhayr, taqaballaahu minaa wa minkum.
Waxa aan halkan hamablyo uug a dirayaa adhammaan ummada muslimiinta ah