isaga oo kaligi cidla fadhiya,wajiga faysal waqtiga waxa ka muuqday muruq iyo ciil, waxa faysal qadadkiisa iiga muuqday calan oo aan ku arki jiray xisbiga ucid, hadan dib ugu yara fiirsaday waxan arkay wax dhexda kaga qoran. Markaan ad u fiirsaday waxan arkay in kalmadi culays ee tawxiidka ahayd dhexda kaga qoran tahay.Anigo ka mid ah dadki ka xuma sida xisbiga ucid lo galaayay ayaa markiiba istaagay idhi hadu guulaysanaya ucid
In yara aan mawduuca ka yara baxe kalmada tawxiidka wa kalmad is wada somalilandna halkay taagantahay maanta may taagnateen,kalmadan culusina wataynu ku badbadnay.ninki doonaba ha iska hadle marar badan oo somaliland liici lahayd waxa badbadiya tawxiidka.Inta waxfahanta ama cilmiga tawxiidka taqaana way ogyahaiin. Hadaba aan u so noqdo ucid mudo dabadeed oo ahayd waqtigi faysal iyo jamal yurub marayeen faysal waxa laga hayai. TAWXIIDKA ILA BAXSADAY EE LAYMA ARKEEN.Shaxda siiranyo waxay ahayd baabinta udub iyo ucid, ucid no1 in laga taqaluso ayay ahayd se tawxiidka la baxsaday,udub se nasiib daro umay cararin xaga rabi waxay u carareen xaga riyaale.Faysalna ilaahayba garansiiyay.Wana maalinta aan ogaaday faysal inu yahay nin aqoon fog leh,waayo arimaha aduunka iyo kuwa samada halkay iskaga xidhmaan wa inad fahmi karto.tawxiidku isaga is wada dadow weli ma is weydiiseen waxa isku geeyaay faysal iyo jamal?mar walba dhinac qaldan baynu wax ka eegnaye waxa isku keenay tawxiidka
BAL U FIIRSO JAMAL CALI XUSEEN.FAYSAL CALI XUSEEN. WA WALALO AAN SI KALE KUGU DHIGO E XAGA TAWXIIDKAY KU WALALOBEEN.WAXANAY U BADANTAHAY IN AANAY IYAGUBA SIDAAS U GARANAYN.LABADOODANA NABSI SIYASDED BA LAGA SO GALAY,TIRADA MAGACYADOODA MARKA LABADOODA LAYSKU GEEYO WA 28. AFSOOMALI AHAN.SHIRKA UCID WUXU DHACAYA 28. DOORASHADA DEGAANKUNA WAXAY DHACAYSA 28.
TIARADA TAWXIIDKU WA 24. CALANKA SOMALILAND 24 CALANKA UCID 24.SHIRKI LONDON E E UCID WUXU AHA 23 OO KU SIQAYA 24.
Ilaahayba wax yaqaan waxna ogow se wax ban yara arka ee bal ila qiyaasa.
23 2 waxay u muuqata dorashada deganka 3 wa inta ka hadhay ta madaxtooyada.
23 2+3=5 wa doorashada 5 mar walba
23 3-2=1 sadexdu wa udub,kulmiye,ucid. 2 wa ucid iyo kulmiye. ka hadhayna wa udub
23 3 wa sadexda xisbi e so baxaya.
23 3 wa sadex nin ucid ee xisbiga wa wada sawirkooduna saaranyahay ucid
23 2 xisbi o wareegi labad ku hadhay.
23 2 laba xisbi oo muran ku jiro se ilaahayba og in ay run tahay in kale?.
23 3 sadexda xisbi u eeg daacad se ilaahayba ogyahay.?.
ANIGO DANBIGA ISKA ILAALINAY ILAAHAYNA KA BARYAYE IN AAN WAX DAMBI IHI IGA RAACIN.WAXAN IDINKULA TALINAYA IN AAD EEGTIN TAWXIIDKA,WAXAANAN HUBA QOFKA TAWXIIDKA SITA INU KA RAJO WANAGSANYAHAY KA KALE. WAXANAN AAMINSANAHAY IN TAWXIIDKA KII KHIYAAMO KU DHEX WADA AANU SIBA U SOCONAYN OO ALLAHA RAXMAANKI QABANAAYO, WAAYO KALMADAN WAYNI MA AHA MID LAGU CIYAARO AMABA BANI ADMIGA LAGU KHIYAAMIYO.WAXA MUDAN IN AAD KA FIKIRTID OO AAD MARWALBA TAWXIIDKA UGU HOREYSID.WAXANA MAQALKAYGAN KU SO XIDHAYA UCID MAR HADAY TWXIIDKA KU JEENQAARANTAHAY O KU DUUDUUBANTAHAY DHINAC LOO DHAAFA MA JIRTO.WANA XUJO ADAG EE DADOW CAQLIGA KA YARA SHAQEYSIIYA.
ALLAHU ACLAM.
Ahmed cabdi cige
habashi444@hotmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga